Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah

Su’aasha:

Salaamu caleykum bahda daruur,
Haweenka sidee ay ku qaadi kartaa uur mintaano ah, hadii la dhaho qaabka galmada loo sameeyo ayay ka dhalataa waa keee, ninka maku xirantahay naagtiisa inay ilmo mintaano ah qaado.
Walalyaal isiiya talooyinka ay naagto uur mintaano ah oo cafimaad qabo ay ku qaadi karto.

Mahadsanidiin.

Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah
Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah

Jawaabta:

Mataanaha Alle ayaa bixiyo waxaana sabab u ah naagta, sida ay sheegaan dadka aqoonta u leh ninka biyihiisa markay ku dhacaan ilmagaleenka naagta waxay la kulmayaan biyaha naagta oo ka kooban ogxamo, haddii labo ugxan ay la falgalaan labo mintaano ayay dhalaysaa haddii ugxanta ay kala jabto waxay dhalaysaa mataano aad isugu eg.

Laakin qofka galmo ahaan ma awoodo inay naagtiisa mataano dhasho taas waxay ku xiran tahay awoodda Alle.

Gadaal dambe waxaa la ogaaday dumarka biyaha lagu shubo in mitaano ahaan loogu shubi karo, taas lafteeda inuu noolaanayo ilmaha lama oga waa qadarka Alle.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More