Maxa sabab u ah gabadha fircooniga la bikrajabiyay in farjigeeda is xiro
Su’aasha:
A S C, Su’aashan qabo waxa weeyi gabadh fircooni ah ninku marku geedkisa ku bikir jabiyo kadib ila muda badan ninku marku gabadha inu waso doonayo siilkeegu wuxu ku noq’da sidi maalinti ugu horeyisay iyado tol’need u geed kisa inu galiyo dhib ku ahaa o kale marka inu siilkeegu is’xidho maxa sabab u ah fadlan iga jaahil bixiya.
