Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah
Su’aasha:
bahda daruur marka hore iga gudoma salan sare, aad badn ugu mahadsan tihin jawaabaha qiimaha badan webka ad ban u akhriyaa aad ayn uga faa’idaysta runti wax badan aya ku jira dad badan ay u bahn yihin.
su’aashyda waxay tahay marka aan xaaska galmo la samaynayo marka hore guska waa adag yahay sifican ayu taagan yahay marka lakin wax yar ka dib aso ku jirka silka ayuu iga damaa, markii hore sidas ma ahaan jirin ilaa an ka dhamaysto wuu kacsanan jiray asoo adag ayay biyaha iga bixi jiren, hada xaaskayga xata way dhibsanaysa marka aan sidaas noqdo wax cudur ah ima hayo marka maxaa la dhihi karaa oo kenay inu damo guska xiliga galmad an wado, sidoo kale dumarka guska adag kaliya miyay ku biyabixi karan mise midka jileeca xataa raaxo ayay ka helaan?
