Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta Talooyinka Consultation By Su'aalaha On Feb 3, 2022 743 0 Su’aasha: Asc bahda daruuro wll talo idinka rawaa waxaa laygu ilaystay tintayda mar quraanka laysaaro qof dumara iga hadla dhibata i haysata waxaa weeye markaan quraan ka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta markan quraanka joojiyo waa istaagee lkn hada markaan tukanayo xita jirkaa i gariiraya quraan aad baan u aqriyaa markaan aqrinayo jidhkayga dabaa kasoo boodaya madaaxa culaysaa iga saran wll ilataliya. Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta Jawaabta: Waxaad isku daaweysaa aayadaha sixirka iyo laga akhristo inshaa Allaah waad ka raysan doontaa. Qoraalladan oo ku qoran webka Daruur ka akhriso arrintaas wixii ku saabsan: Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka Sixirka sidee lagu gartaa Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican Astaamaha SixirkaCalaamadaha SixirkaSixirka Iyo Isha 0 743 Share