Asc walaal majirta cunto ama qudaar hadi an bil cuno biya baxa dagdaga an kaga bogsanayo mida kale hadii an ka bogsado cuntooyinkas hadan joojiyo miyu igu solaabana mise wa siduu iga tagay thanks
Jawaabta:
Ma jirto qudaar ama cunto daawo u ah biyabaxa degdega, inta badan waxaa keena cudurkaas badsashada siigada, raga siigaysta marka ay guursadaan waxay la kulmaan biyabaxa degdega, waxaa la dhihi karaa saliidda dhegayaraha inay u fiican tahay galmada kahor qofka marka uu mariyo geedkiisa, waxaad ka raadin kartaa webka daruur qaabka loo daaweeyo cudurka biyabaxa degdega halkaan ka raadi: