Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub
Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub
Sida la og yahay magaca waa astaan la soconaysa ilmaha walagii marka waxaa laga rabaa labada waalid inay u doortaan wiilasha iyo gabdhaha Ilaahay ku arsaaqay magacyo qiime badan oona tilmaamaya wax wanaagsan casrina ah.
Sanad kaste magac ayaa la xiiseeyaa, magacyo waxaa jira aanba duug noqon oo sanad kaste munaasib ku ah, 2020 2021 2022 2050 2080 sii wa lagama yaabo inay is baddalaan.
Magacyada carabiga gabdhaha carabta oo loo bixiyay dad badan oo caan ahaa ayaa la dhihi karaa waa magacyo qurux badan oo aan duug noqonin waligooda.
halkan waxaan kuugu soo gudbinaynaa 15 magac oo gabar loo bixin karo oo xul ah waa magacyo casri ah oo xilli kasta la socon kara.
The Arabic modern girl names
Magaca | Macnaha | ||
1 | دعد | Dacad | naag barwaaqaysan |
2 | دينا | Dina | gabar dhowrsan |
3 | ريناد | Riinaad | geed caraf badan |
4 | ريحان | Rayxaan | caraf badan |
5 | زَها | Zaha | iftiin iyo dhadhalaal |
6 | سندس | Sundus | Xariir |
7 | سديم | Sadiim | Eeryaamo |
8 | سنا | Sana | Sarrayn |
9 | سجى | Saja | Degan xasillan |
10 | شوق | Showq | Hillow |
11 | ظريفة | Zariifa | Caqliiley |
12 | عسجد | Casjad | Dahab |
13 | مودة | Mawadda | Jacayl |
14 | وجدان | Wujdaan | Dareen |
15 | يسر | Yusr | Fudeyd |
Magacyo wiilal iyo gabdho casri ah oo qurux badan