Magacyada dumarka xarafka B ka bilowdo

Magacyada dumarka xarafka B ka bilowdo

Waxaan soo sheegnay magacyada gabdhaha oo xarafka A ka bilowdo.

Halkan waxaa ku qoraynaa magacyada hablaha oo ka bilowdo xarafka B.

Waxaan isku dayaynaa inaan keeno magacyo fiifiican oo soo jiidasho leh sidoo kale macne fiican tusinaya.

Waxaa kaloo aan isku dayaynaa inay noqdoon magacyo xul ah oo dadka raba inay gabdhaooda u bixiyaan ay ka heli doonaan.

 

Magacyada dumarka xarafka B ka bilowdo
Magacyada dumarka xarafka B ka bilowdo
Magaca

Carabiga

Macnaha
Basma بسمة dhoolcaddeys
Bahja بهجة farxad
Basiira بصيرة aragti
Baariqa بارقة iftiinto
Baliila بليلة jilicsan
Baarica بارعة Heer sare ah
Badiica بديعة Aad u qurux badan
Baraacim براعم Fiidda ubaxa
Bahiya بهية Ifaysa
Badriya بدرية Qurux dhamaystiran leh
Balqiis بلقيس Xadiiq ah
Baasima باسمة Dhooladeyso
Buthayna بثينة Jilicsan
Barwac بروع aad u qurux badan
Basiima بسيمة aad u dhoolacadeysa
Baasiqa باسقة dheer
Bushraa بشرى bishaaro
Batuul بتول daahir ah
Bathna بثنة Jilicsan

 

Magacyada dumarka ugu quruxda badan
Magacyada dumarka ugu quruxda badan

Magacyada hablaha ugu qiimaha badan halkan ayaad ka heli kartaa

 

Female names that start with the letter B

We have mentioned the names of girls that start with the letter A.

Here we are listing the names of girls that start with the letter B.

We are trying to bring good and attractive names that also have a good meaning.

We are also trying to make them select names that people who want to give their daughters will find.

 

Sidee Layskaga Joojiyaa Daawashada Kilibyada Galmada

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More