Magacuyaallada su’aaleed ee afka ingiriiska qaabka loo adeegsado

Magacuyaallada su’aaleed ee afka ingiriiska ayaa ah kuwa muhimsan xagga barashada luqada, qofka rabo inuu barto af waa inuu bartaa magacuyaallada su’aaleed ee luqadda, sida uu u baranayo qaybaha kale ee luqadda.

Magacuyaallada su'aaleed ee afka ingiriiska qaabka loo adeegsado
Magacuyaallada su’aaleed ee afka ingiriiska qaabka loo adeegsado

Waxaa la dhahaa luqad marka la baranayo waa in xoogga la saaraa magacuyaal su’aaleedka, maxaayeelay hadalka dadka wuxuu ku dhisan yahay su’aal iyo jawaab.

Waxaa la dhihi karaa luqada oo dhan waa su’aalo iyo jawaabo.

Halkan waxaan kusoo aroorinaynaa magacuyaalka su’aaleed asoo jadwal ku jira oo af soomaali iyo carabi loo turjumay:

English

Arabic

Somali

Nooca

Where?

أين

halkee/intee/xaggee

meel

When?

متی

goorma, shimee

waqti

Why?

لماذا

maxaa + u

sabab

What?

ماذا

maxaa

wax

Which?

أي

kee

Who?

من

kuma/yaa

yeele

Whom?

من

kuma/yaa

layeele

Whose?

لمن

yaa leh

lahaansho

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More