Ereyo English dhawaaq isu dhow oo qoraal ku kala duwan

Afka English mararka qaar ereyada way isu ekaanayaan iyagoo ay ku kala duwan yihiin dhawaaq iyo macne.

Ereyo English dhawaaq isu dhow oo qoraal u kala duwan
Ereyo English dhawaaq isu dhow oo qoraal u kala duwan

Qofka baranaya afka ingiriiska waa inuu si xeeldher u eegaa qaabka ay ereyada isugu dhow yihiin, halkan waxaad ku arkaysaa jadwal kuu caddeynaya ereyada isku eg ama isku dhow qoraal ahaan, jadwalkan waxaa loo tarjumay carabi iyo soomaali:

EnglishArabicSomali
Stareيحدّقkuuraya
Stairدرج السلمjaranjarada
Principalالمالكmilkiile
Principleﻣﺒﺪﺃmabda’
Siteﻣﻮﻗﻊmeel
Sightﻣﺸﻬﺪmuuqaal
Tailﺫﻳﻞdib/seyn
Taleقصةsheeko
additionإضافةsiyaado
editionإصدارdaabacaad
toإلىu
too1- جد 2-ايضا1- sidoo kale 2- aad
flowerزهرةubax
flourطحينbur
Lessonدرسcashar
Listenاستمعdhegeyso
Soupشوربةmaraq
Soap

 

صابونsabuun
Payيدفعdhiibaya
Buyيشتريiibsanaya

 

 

Ereyadan iyagana way isku dhow yihiin dhawaaq ahaan laakin qoraalka iyo macnaha ayay ku kala duwan ihiin:

sweetحلوmacaan
swearيحلفdhaaranaya
sweatيتعرقdhididaya
sweepيكنسxaaqaya
swingيتأرجحluudluudaya
swimيسبحdabaalayana
swellتضخمbarar

Leave a Reply