Madaxda isqariso iyo amin arts

Amin arts and hidden leaders

Warka aad loo wadwadoshalay iyo maanta waa ka reebiidda laga reebay Madaxweynihii hore Shariif Axmed oo laga reebay inuu aado magaalada Kismaayo si uu uga qaybgalo caleemasaarka Axmed Madoobe.

Gabareey Maanyo ma wax jira baa?
amin arts oo sawirkan ka sameeyay arrinkaas awgii.
laakin sawirka meel fog ayuu tilmaamayaa markaad akhriso qoraalka ku qoran

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More