Macnaha ducada galmada
Macnaha ducada galmada
Diinta Islaamka dhinac walba ayay tilmaantay oo ka mid ah nolosha muslinka.

qofka marka uu rabo xaaskiisa inuu u galmoodo waxaa sunno ah inuu akhristo duco.
Bukhaari ayaa wariyay xadiis ka hadlaya arrinkaas:
عن ابن عباس – رضي الله عنهما – قال: قال النبي – صلى الله عليه وسلم -: “لو أن أحدكم إذا أتى أهله قال اللهم جنبني الشيطان وجنب الشيطان ما رزقتني فإن كان بينهما ولد لم يضره الشيطان ولم يسلط عليه“
Waxaa laga wariyay Ibnu Cabbaas Ilaahay raalli haka noqdee inuu yiri nabiga (scw):
(Midkiina hadduu u tagayo xaaskiisa oo uu yiraahdo: Ilaahayow naga fogee shayddaan kana fogee shayddaanka waxaad igu arsaaqdo haddii loo qaddaro ilmo ma dhibayo shayddaan mana lagu sallidayo),
dhibkan xadiis kusoo arooray wuxuu noqon karaa dhib diini iyo mid adduunba.
waxaan shaki ku jirin in laga helayo ajir weyn iyo faa’ido nafsi ah oo badan.
sidoo kale ducada galmada waa shakuri lagu shukrinayo Allaha kuu fududeeyay xaas xalaal kuu ah oona ku siiyay awood aad ugu galmoon karto xaaskaaga. qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo ducada galmada.

waa laga yaabaa qofka inuu Illaawo wax dhib ma laha hadduu illaawo laakin way habboon tahay inaad ku dadaasho. waxaa laga rabaa gabadha inay ninkeeda u sheegto hadduu illaawo.
Waxaa is weydiin mudan habeenka arooska raga qaar waxaa la sheegaa ma soo xusuustaan ducada galmada waayo arooska wuxuu wataa cabsi iyo walwal ninka iyo naagtaba marka ducada way dhici kartaa inuu halmaamo qofka habeenkaas waana loo cudurdaarayaa maadaama uu yahay qof aroos ah.
Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno
Ducada galmada loo akhristoo halkan ka daawo
Islam describes every aspect of Muslim life.
When a person wants to have sex with his wife, it is customary to read a prayer.
Bukhari interviewed a hadith about this:
I have no doubt that there is a great reward and many psychological benefits.
Also the prayer for sex is a blessing to be praised by Allah who has made it a lawful wife for you and has given you the power to have sex with your wife.
A Muslim is required to strive for sexual prayer.
It may be that there is no harm if a person forgets God, but you should strive. The girl is required to tell her husband if he forgets.
It is worth asking the night of the wedding some men are said to remember the sexual prayer because the wedding has fear and anxiety for both the man and the woman when the prayer may happen to forget the person that night and is excused because he is a bridegroom.