Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno
Su’aasha:
scw waxan qabaa su’aal ah naagta hadii habeenka aqalgalka dhiig ka imaanin ma suurtagal ba mise way dhici kartaa naagta inaan dhig ka imaanin waqtiga bigrajinta.

Jawaabta:
Run ahaantii bikaarada ayaa kala duwan sababo badan ayaa keeni kara naagta inuu dhiig ka imaan waayo habeenka aqalgalka, tusaale ahaan hadday tahay bikaarada mid jiidmayso ama inuu yahay xuubka bikaarada mid jileec ah oo aan xidido dhiig wato lahayn, ama in ay ku dhalatay inanta bikaaro la’aan ama in gabadha markay yareyd ay bikaarada jug iwm. kaga jabtay ama iyadoo weyn ay sidaa uga jabtay, marka shardi ma aha in dhiig ka yimaado gabadha bikrada ah habeenka arooska.
Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa
In fact, virginity varies, and there are many reasons why a woman may not bleed on the wedding night.
For example, if the virginity is not tight, or if the hymen is soft and has no blood vessels,
or if the girl was born without a virginity, or if the girl’s virginity was broken by a blow, etc. when she was young, or if she broke it when she was older, then it is not necessary for a virgin girl to bleed on the wedding night.
