Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo

Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo

Su’aasha:

Liin Dhanaanta Kawaran Hadaan Timaha Marsado Fuuqeeda Ama Meelaha Ay Timuhu Kadaciifeen Mariyo Wax Dhibaato Ah Maku Keenaysaa Timaha Laakiin Maxay Faaiido Uleedahay Timaha

Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo
Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo

Jawaabta:

Liin dhanaanta waxtar badan ayay leedahay guud ahaan, marka timaha aan ka hadalno marka la mariyo waxay xoojisaa timaha, sidoo kale birbiriq ayay siisaa, waxaa kaloo madaxa ay ka fujisaa agoolka ama qolofka cad madaxa yeesho, waxaa kaloo liinta ay reebtaa cirrada qofka kusoo degdegta, waliba marka liinta lagu daro saliid qumbe oo laysku karkariyo oo madaxa la mariyo, aad ayay ugu roon tahay caafimaadka qolofka madaxa iyo caafimaadka timaha.

Sababaha cuncunka qooraha iyo daawada u roon
Sababaha cuncunka qooraha iyo daawada u roon

Faa’idada laga helo liin dhanaanta

 

Liinta macaan la shiido iyo midda sideeda lagu cuno tee fiican

 

Lemon juice has a lot of benefits in general, when we talk about hair when it is applied it strengthens the hair,

it also gives it a break, it also removes the orphan’s head or white peel from the head,

it also leaves the hair of the person who rushes, also when lemon is mixed with boiling coconut oil and applied to the head,

it is very good for the health of the scalp and the health of the hair.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More