Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay Canada
Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada.
waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo.

Darod iyo hawiye waa laba qolo somali ka degi la’dahay
labada waa labo beelood oo cawaan ah oo aan garanynin somalinimada
xitaa wadaadaooda waa qabyaal dad ku nool