Labadan eey waad u jeedaa dhar in loo xiray, wadan ka mid ah wadamada barafka ka dhaco, ayaa waxaa lagu arkay eeyaha ku nool oo dharka dhaxanta loo xiray, qabowga aad u batay dartii.
sawirada waxay noqdeen kuwa ugu faahsan baraha bulshada, aad ayaa loo sheergareeyay, dadka oo aad ula yaabay fikraddan yaabka badan.
caadi ahaan xayawaanka ku nool dalalka qabowga way ka duwan yihiin kuwa ku nool dalalka kulul.
Ilaahay wuxuu siiyay kuwa ku nool dalalka barafka ka dhaco maqaar adag iyo timo badan oo ka ilaalinaya qabowga daran.
laakin eeyahan loo galiyay dharka waxaa looga jeedaa dadka in lagu soo jiito