Laacibka Qatar Akram Cafiif ma Soomaali baa

Qatar ayaa qaadday koobka Asia ee lagu qabtay dalka Imaaraadka,
waxay ka badisay Japan, waxay ku badisay seddex gool.
Laacibka lagu magacaabo Akram Cafiif wuxuu ka soo jeedaa Soomaali aabbihiisa ayaa u

Laacibka Qatar Akram Cafiif ma Soomaali baa
Laacibka Qatar Akram Cafiif ma Soomaali baa

cayaari jiray qatar, wuxuu haystay baasaboor Soomaali Akarman wuxuu dhashay 17 11 1996 .
waa soomaali yamani, marka soomaali marka ay joogaan dal kale sidaas ayay u muqdaan.

laakin marka dalkooda ay tahay sheekada waa da is cunaya.
waa yaabka aduunka,

in sidaas ay noqdaan soomaalida, waxaa fiicnayd inaan sidaas ku ahaano dalkeena,dad caalamka uu ka dambeeyo dhinac walba wax soo saar leh, kubadda inkastoo ay cayaar iska tahay, haddana waxay iska noqotay wax adduunka laysugu faano.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More