Laabjeexa ama balbalka caloosha afurka kadib

Laabjeexa ama balbalka caloosha afurka kadib

Su’aasha:

Ilaa Iyo Sadex Habeen Markaan Afuray Kadib Waxaan isku Arkay Calool Olol Ama Laabjeex Saaid Ah Sidoo Kale Amateedkaygu Wuxuu Noqday Mid Aad UHooseeya Yalaaluqo Ayaa Iqabata Cuntada Waan Isku Dirqiyaa Uun maalintii Waan Fiicanahay Lakin Markaan Afuro Ayuun Bay Ciladani Ibilaabaysaa Markaa Maa La Odhankaraa Waa Gaas Intastoon Gaas Horay Ulahayn Mise Waa Xanuun Kale.

Laabjeexa ama balbalka caloosha afurka kadib
Laabjeexa ama balbalka caloosha afurka kadib

Jawaabta:

Waxaa laga yaabaa in xasaasiyad ay tahay, cuntada wax ku dhibaayo inuu ku jiray, baasbaas oo kale ama waxyaabaha caloosha kiciya ama gubaya, inta badan qofka waxay ku dhacaan marka uu gaajoodo kaddib, sidoo kale mararka qaar niyadjabka iyo fikirka badan caloosha ayuu qasaa, marka gaas inuu yahay waxaa la ogaanaa marka ay kaa hari waayaan tusaale ahaan usbuuc kadib.

Waxaad cuntaa marka aad dareento ololkaas caanaha zabaadiga oo ah caanaha garoorka qabowga, sidoo kale ka fogow wax kaste balbal keenaya sida basbaaska toonta sanjabiisha iyo cusbada badan.

 

Ilmo labo bilood jiro oo saxarada kasoo daahdo

Qeybta caafimaadka muuqaal ah

Laabjeexa ama balbalka caloosha afurka kadib

 

Most of the problematic fat does not climb up anywhere other than the stomach and the pelvis, belly fat is the most harmful for health, the rest of the body does not become fat that causes problems, so dangerous fat catches the stomach and gums, when in general it is better for a person not to be too fat, and not to be thin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More