Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar

RW Soomaaliya Xasn Cali Khayre oo tagay xereda ciidanka lagu tababbaro goobta Turkey ay xarunta u tahay ee Soomaaliya.
sawirada laga soo qaaday qaabka loo soo dhoweeyay halkan ka arag:









Xiriirka soomaali iyo Turkey aad buu u fiican yahay.
dawldao badan carab ah ayaa ka xun oo ay ka mid tahay Sacuudi iyo Imaaraad.