Khayre oo caano geel lisaya sawirro

The prime minister is milking the camels and drinking milk

Khayre oo caano geel lisaya sawirro

Khayre oo caano geel lisaya sawirro
Khayre oo caano geel lisaya sawirro

RW Xasan Cali Khayre oo geel lisay markaas caanaha geela cabbay.

Goobtana waxay ahayd Galmudug meeshana waxaa joogay dad ka tirsan madaxda Gobolka Galmudug.

Soomaali waxay leedahay dhaqan u gaar ah  waxayna ka mid yihiin dadka xoolaha dhaqda siiba geela aad baa loogu qiimeeyaa meelahaas.

RW Khayre gacantiisa ayuu ku listay geela markaas ayuu ka cabbay weelka uu ku lisay caanaha.

Caanaha geela waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu qiimaha cabbadan ee la cabbo. dadka martidana lagu sooro.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More