Kellida maxaa burburiya xog muhim ah

Things that destroy kidneys

Kellida maxaa burburiya? Walaal sidaad og tahay kelida waxay ka mid tahay xubnaha qaaliga ah oo Ilaahay na siiyay waxaad ogaataa waxyaalahan aan sheegi rabno inuu burburinayo kelliyaha:

Kellida maxaa burburiya xog muhim ah
Kellida maxaa burburiya xog muhim ah

 

  1. Biyo badan inaadan cabbin

  2. inaad isku reebto kaadida ama saxarada oo aad ka daahdo musqusha

  3. cusbo badan inaad cunto

  4. xanuunada mareenka kaadida inaadan ku dadaalin

  5. inaad daawo badan qaadadato gaar ahaan kuwa xanuunka joojiya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More