Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo

Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo

Su’aasha:

scw bahda Daruur kaniiniga dajiyaha Diazepam qaabkee loo isticmaalaa ma leeyahay dhibaatooyin teeda kale naag uur leh mala siin karaa.

Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo
Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo

Jawaabta:

Kaniiniga Diazepam ama dejiye ay soomaalidu u taqaano, waxaa sameysay shirkad la dhaho F. Hoffmann-La Roche AG, oo caan ku ah magacan lasoo gaabiyay Roche.

Kaniiniga Diazepam inta badan waxaa loo adeegsadaa qalqalka iyo dhafarta (hurda la’aanta) iyo xanuunka murqaha, laakin waxaa laga joojinayaa dadka beerka ka jiran iyo dadka neeftooda ay istaagto ama go’do markay hurdayaan, ama qofka istreeska daran hayo, naagta uurka leh ama naagta ilmaha nuujinayso dadka duqoobay ama tabarta yar, ama dadka suuxsan ama naxdin qabsatay, ama dadka difaaca jirkooda yar yahay, waxaa la rabaa qofka intuusan daawada adeegsanin dhakhtar inuu u tago dhakhtar daacad ah oo sheekada aysan ka ahayn dadka noloshooda ka ganacso, maxaayeelay dhakhaatiir badan ayaa jira oo fiiriya kaliya lacagta, caafimaadka waxay u barteen inay dhaqsi ku taajiraan, marka qofka waxay ku qasbaan inuu adeegsado daawooyin aan daruuri u ahayn iyagoo ka gadaya, ama waxay u diraan farmashi gaar ah si kumiishan ay uga helaan, maxaayeelay horay ayay ulasoo heshiinayaan farmashiyaha inay qofka ay baaraan usoo dirayaan.

 

Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Qiyaasaa

Dhibka Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Daaweeyaa

 

Diazepam tablets are often used for dizziness and sedation (insomnia) and muscle pain, but should be avoided in people with liver disease and in people who stop or stop breathing while sleeping, or who are under severe stress, pregnant women or A woman who breastfeeds an elderly or weak person, or a person who has fainted or suffered a shock, or a person with a weak immune system, it is required that the person before using the medicine should go to an honest doctor who does not talk about people who trade their lives, why are there many doctors? There are those who only look at money, health has learned to get rich quickly, so they force a person to use drugs that are not necessary by buying them, or they send them to a private pharmacy to get a commission, why do they agree with them in advance the pharmacy to send the person to be examined.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More