Kalluunka saliidda lagu dubo dhibka uu keeno

Kalluunka saliidda lagu kariyo dhibkan ayuu jirka u keenaa.

Kallaaunka qaabab badan baa loo sameeyaa waxaa ugu caansan labo qaab oo ay dadka u badan yihiin in biyo lagu kariyo iyo in saliid lagu dubo .

haddaba yaa fiican labadan qaab in loo sameeyo mallayga waxaa la sheegay malayga saliidda lagu dubayo inuu dhib u keeni karo siiba dhiig mareenada jirka waxaa ka fiican midka biyaha lagu kariyo ama kan sidiisa lagu dubo isagoon saliid la galin dabka toos loo saaro.

Riyada Gaariga oo Soo laa laabata
Kalluunka saliidda lagu dubo dhibka uu keeno

Kaluunka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka aad ka ugu fiican caafimaadka marka waxaa habboon marka la dubayo in loo dubo qaab  waafaqsan macaayiirta caafimaadka.

Nafaqada laga helo kaluunka lama soo koobi karo laakin haddii aad ku dubto saliid waxaa laga yaabaa inaad kala kulanto dhibaato.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More