Kalluunka saliidda lagu dubo dhibka uu keeno
Kalluunka saliidda lagu kariyo dhibkan ayuu jirka u keenaa.
Kallaaunka qaabab badan baa loo sameeyaa waxaa ugu caansan labo qaab oo ay dadka u badan yihiin in biyo lagu kariyo iyo in saliid lagu dubo .
haddaba yaa fiican labadan qaab in loo sameeyo mallayga waxaa la sheegay malayga saliidda lagu dubayo inuu dhib u keeni karo siiba dhiig mareenada jirka waxaa ka fiican midka biyaha lagu kariyo ama kan sidiisa lagu dubo isagoon saliid la galin dabka toos loo saaro.
