Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii

Su’aasha:

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo Aafada Waan Joojiyay Talo isii Dr mahadsanid.

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii
Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii

Jawaabta:

Inta badan arintaas  marka ay qabsato dadka siigaysta waxay ka dhalan kartaa waxyaalaha kiimikada ku jirto qofka marka uu ku siigaysanayaao sida shaambada iyo saabuunta ama oomada ama saliidaha wata waxyaalaha carfaya oo kiimikada ku jirto, ama inuu kusoo gaaray caabuq oo ka imaan kara jeermiska galaya geedka ibtiisa, marka iska jooji xumaanta siigaada aayar aayar ayaad usoo fiicnaanaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More