Jiniga Musqusha sidee laysaga ilaaliyaa

Gin in the bathroom and how to prevent it

Musqusha waa meel dugaal u ah shayaadiinta.
shaydaanka wuxuu aad u jecel yahay musqusha, marka qofka waxaa laga rabaa inuusan ku daahin musqusho daruuro la’aan.
sidoo kale waa in lagu dadaalaa nadaafadda muqusha.
waana in lasoo xiraa albaabka muqusha mar kaste.

Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo
sidoo kale qofka waa inuusan ku hadlin musqusha dhexdeeda iyadoon xaalad daruuro jirin siiba marka uu xaajadiisa gudanayo.
dadka jinka ku dhaco ama dumarka shaydaanka soo raaco inta badan waxaa sabab u ah musqusha.

dhalinyarada badankooda meesha ay ku hallaabaan waa musqusha siiga qofka meesha uu ku barto waa musqusha shaydaanka ayaa isla markii qofka waswaasiya

Musqusha waa guriga shaydaanka qofka musqusha u badan halis buu ku jiraa.

dharka dadka musqusha uga soo tagaya waa inay iska jiraan  waxa ugu muhimsan waa ducada musqusha inaad akhrisato marka aad galayso iyo marka aad ka soo baxayso:

Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo
Ducada Musqusha marka la galayo

macanaha oo ah: (ilaahayow waxaan kaa magangalayaa shayaadiinta labka iyo kuwa dhedigga)

Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo
Ducada marka musqusha laga soo baxayo

Marka haddaad laasimto sunnada nabiga SCW wax dhib ah kuma arkaysid haddii Alle idmo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More