Jacaylka dhabta true love maxaa laga wadaa

Jacaylka dhabta true love maxaa laga wadaa

True love is a sincere love that comes from the deep of the heart

Jacaylka dhabta ah maxaa laga wadaa?

Su’aashan dad badan ayaa soo weydiiya waxayna u badan yihiin dad da’ yar

Jawaabta su’aashan aad bay fududahay

Jacaylka dhabta waa midka aan maslaxad adduun ku jirin

Qofka hadduu kugu jeclaado arrimo adduunyo ah oo meel ku eg marka ay kaa tagaan waa kaa fogaanayaa.

Jacaylka dhabta true love maxaa laga wadaa
Jacaylka dhabta true love maxaa laga wadaa

Tusaale gabar baa kugu tiri waan ku jeclahay ileen adiga hanta ayaad leedahay gaari qurux bandanna waad wadataa dhar fiican ayaad xiran tahay sidaas marka ay kugu aragtay ayay qalbiga gashatay inay ku shukaansanayso waxay kuu muujisay inay ku jeceshay, jacaylka dhabta sidaas ma aha, waayo haddii adiga aad noqoto qof faqiir ah oo hanta aan haysanin naagtaas kulama joogayso, marka jacaylka waxaa la rabaa inuu salka ku hayo qofkaan wanaagiisa dabeecaddiisa qaabka uu u dhaqmo, dhamaan waa arrimo jacaylka ka imaan karo, marka jacaylka sidaas uu yahay qofka meel sare ayuu la gaaraa.

Teeda kale jacaylka guurka ka hor inta badan sax ma aha, waa jacaylka ku dhisan degdeg, jacaylka dhabta ah oo ninka iyo naagta dhexmara waa jacaylka guurka kaddib, waayo galmada waxay xoojisaa jacaylka, labada qof isqaba marka ay is jecel yihiin galmada raaxo macaan badan ayay ka dareemaan, marka jacaylka wuu sii kordhaa, ileen lamaanayaasha jirkooda ayaa gaaraya oo is dhex galaya, markaas waxaa ka dhalanaysa arrin xoojinaysa jacaylka, marka jacaylka daacadka ah waa noocaas, noocyada jecalka kale waxay ku dhisan yihiin hadal macaan keliya aan qalbiga jitin, haddii sheekada sidaas ay tahay, waxaad ogaataa arrinta waa been lagu daray been., sidaas awgeed sababaha furiinka aad ayay u bateen, taas waxaa ugu wacan labada qof siguursatay jacaylkooda wuxuu ku dhisan yahay dhalanteed.

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

 

For example, a young woman says to you, “I love you. You have a beautiful car, and you have a beautiful car, and you are clothed in fine clothes. So when she saw you, she put it in her heart to date you. She showed you that she loved you. True love is not so. For if you are a poor person, and have no possession, that woman will not be with you. When love is desired to be based on the goodness of this person’s character in the way he behaves, all these are things that can come from love, when love is so the person reaches a high place.
The other love before marriage is not usually true, it is the love built on urgency, the true love between a man and a woman is love after marriage, for sex strengthens love, when both married people love each other they feel more sweet pleasure when they love each other, when love increases, with the couples’ bodies reach and interact, Then there arises a matter that strengthens love, when sincere love is that kind, the kinds of other love are built on sweet words only without heart, if the story is like that, you know the issue is a lie plus a lie., so the reasons for the divorce are very many, that is because the two people who have married their love is built on generation.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More