Inkastoo aan aniga isticmaalin hadana Waxaan rabaa inaan wax ka ogaado halisaha uu leeyahay daroogada saameysay dhalinyarada ee loo yaqaan taabuu taasoo aan maqlay in ay haliso badan leedahay balse dadka qaar ee isticmaalana waxay iigu sheegeen inay ka helaan firfircooni jireed iyo mid maskaxeed bal warbixin iga sii wll
Jawaabta:
Taabuuga waa nooc ka mid ah tubaakada, sida la og yahay tubaakada aad ayay u xun tahay waxay dhibaysaa caafimaadka guud ahaan.
Gaar ahaan afka iyo cirridka iyo ilkaha iyo caloosha.
Waxaa la sheegay inay kansar qofka u keento.
Marka waxaa laga rabaa qofka inuu iska ilaaliyo kana fogaado.
Waliba kansarka sambadaba ayuu keenaa, sidoo kale wuxuu isu rogaa balwad dhiigga ayaa la qabsanayo qofka iskam joojin karo taabuu ha la dhaho ama tbaako dhammaan waa isku qaab .