Is daahirinta dhiiga caadada oo sunnada waafaqsan
Su’aasha:
Asalam alikum aad ayan idin kaga mahad celinayaa howsha aad umada u haysaan waxan rabaa inan idiin weydiiyo aniga iyo sxbadeey aya ku muran nay sida loga qubeysto ama lays kaga daahiriyo dhiiga caadada in uu qubeys caadi yahay iyo in kale marka walal wax naga shegi krtaa arintaas. Thanks
