Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha

Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha

Su’aash:

Asc walaal majiraa wax aniga oo cunadayda cunaayo hadan I caataynaayo waliba si saaid ah qof buurana hada ma ahi ama wax lacabo
Mida kale majiraa wax bushimaha caato ka dhigaayo

Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha
Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha

Jawaabta:

Taas waxay ku suurtagali kartaa qofka inuu socodka iyo shaqada badiyo oo nasashada yareeyo, haddii qofka howl badan qabanayo oona socodkiisu badan yahay cuntada waxba uma tarto waana caatoobayaa.

Teeda kale cunto ama daawo ma jirto kaliya bushimaha yareyn karto, waayo weynaanta bushimaha waa dhalasho ee kuma xirna cayilka jirka, qof kastoo buuran bushimihiisa ma buurna marka taas suurtagal ma aha.

Faahfaahin dheeraad ah waxaad ka heli kartaa webka habka laysku caateeyo.

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa

This can make it possible for a person to walk and work more and rest less, if the person does a lot of work and walks a lot, the food does not help and he will lose weight. Also, there is no food or medicine that can reduce the lips, because the size of the lips is born and not related to body weight, every fat person’s lips are not fat, so that is not possible.

 

 

هذا يمكن أن يمكّن الشخص من المشي والعمل أكثر وأن يقلل من الراحة ،
إذا كان الشخص يقوم بالكثير من العمل ويمشي كثيرًا ، فلن يسبب الطعام  له الوزن وسيفقد وزنه.
كما أنه لا يوجد طعام أو دواء يمكن أن يصغر الشفتين ، لأن حجم الشفتين وراثة ولا علاقة له بوزن الجسم ،

فليس كل شخص سمين لديه شفاه سمينة ،

لذا  يمكنك العثور على مزيد من المعلومات على موقع الويب الخاص بعملية التخسيس.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More