Irbadda Platelet Rich Plasma xubinta dumarka wax dhalay ma yaraysaa

Su’aasha:

Asc wrbk wallo marka hore wn idin salamay marka xigta wxn idiin waydinaya wallo irbada hoosata laka galiyo qofka ee magaceed layidha p0latet rich plasma hoosta laku yareyo qofka caruur dhalay loso gabiyay prp wx dhiba may keenta faa,idana maxay leedahy waad mahadsanthiin.

Irbadda Platelet Rich Plasma dhib ma leedahay
Irbadda Platelet Rich Plasma dhib ma leedahay

Jawaabta:

Platelet Rich Plasma waa hab cusub oo lagu daaweeyo jirrooyin badan qofka ayaa dhiig laga soo qaadaa jirkiisa kaddib dhiigaas ayaa la xoojinayaa iyadoo la adeegsanayo qalab u gaar ah kaddib waxaa lagu duraa meelaha la rabo in la daaweeyo, inta badan dhaawacyada ayaa lagu daaweeyaa, ama xubnaha la qalay, sida dhakhaatiirta ay sheegeen habkan wax dhib ah ma laha maxaayeelay qofka waxaa lagu duraa dhiig isaga jirkiisa lagasoo qaaday.

Waxaa jira qaabab dabiici ah oo loo yaran karo xubinta taranka dumarka waxaa fiican qaabkaas inaad adeegsato.

 

Waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur farjiga maxaa lagu yareyn karaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More