Ilhan Omar: qabyaalad iska daa Soomaalinimada haku deeqo Video

Dadka soomaaliyeed hal cudur ayaa dib u dhigay.
cudurkaas qof kasta ayaa garanayo.
waa qabyaalad, qofka waxaa lays weydiiyaa cidda uu yahay.
sidoo kale meesha uu kasoo jeedo, laandheer miyaa.

qabyaalad iska daa Soomaalinimada haku deeqo Video
qabyaalad iska daa Soomaalinimada haku deeqo Video

isku qolo maan nahay, waxaas ayay soomaali ka helaan.
Ilhan Omar waa gabar somaliyeed oo baarlamaanka maraykanka ku jirto, ma aha inaad qabiilkeeda fiiriso, waa inaad eegtaa islaamkeeda iyo soomaalinimadeeda.
daawo muuqaalkan oo ilhan soomaalida la hadlayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More