Ibta ayaa ciriiri iga ah markaan biyabaxayo maxaa xal ah

Su’aasha:

scw waxaan isku arkay arin walwal igu hayso marka aan biyabaxayo biyaha shahwada igama soo dhamaadaan waxaan dareemayaa ibta inay ciriiri iga tahay guurkana waan ku cusbhay xal ma jiraa

Ibta ayaa ciriiri iga ah markaan biyabaxayo maxaa xal ah
Ibta ayaa ciriiri iga ah markaan biyabaxayo maxaa xal ah

Jawaabta:

Taas waxaa keena kacsiga aadka u xooggan, ninka markuu geedkiisa aad u kacsan yahay ibtiisa ciriiri ayay noqonaysaa, teeda kale markaad muddo aad sii qabto xaaska ibta iyadaa waasac noqonaysa dareenka xoogga badanna wuu kaa yaraanayaa, taas waxaa keenaya guurka aad ku cusub tahay, illeen qofka marka uu doob yahay oona uu yahay qof is ilaaliya keydkiisa shahwada wuu badan yahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More