Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Jan 3, 2022 838 0 Su’aasha: Asc bahda daruur.com aad ayaad ugu mahadsan tihiin Adeega bulshada gaar ahaan xaga caafimaad ka oo aad dusha urida teen waanad kumahadsan tihiin Alle haydin ka abaal mariyo Adeega caafimaadka ee aad haysaan haday noqoto talo tusaale iyo wax walba oo caafimaadka laxidhiidha thnkz) su aa shayda Dr habeen kii waxaan isku Arkay hur aan inama caadi ahayn Ama hurdo aad ubadan habeenkii Anigoon dhamaysan danahayga Ayaan dareemaya lulo aad ubadan marka lagaadho 900pm Ama habeenka markaa dr maxaa keena maxaanse iskaga yarayn karaa isoo jawaab hadaad Aragto su aashan thnkz Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa Jawaabta: Hurdada habeenkii kuu timaada waa wax dabiici ah wayna kuu fiican tahay, waxaad ogaataa qofka hurda habeenkii qabato inuu yahay qof caafimaad haysta oo noloshiisa dabiici ay tahay. Waxaan kula talinayaa habeenkii inaad huruddo, waxaana kuu keenaya deganaanshaha iyo murug la’aanta iyo fikir la’aanta, waana caadi. Qofka hurdada wuxuu ku yareyn karaa inuu cabbo qaxwo joos leh iyo shaah renji caleenta ay ku badan tahay, iyo inuu arrimo isku mashquuliyo, waxaa kaloo hurdada yareeya inay caloosha eber tahay, dheregta hurdo ayay keentaa, sidoo kale bariis badan la cunayo hurdo ayuu keenaa. Fadlan Facebook ku shargareey HurdadaHurdada BadanKacsiga iyo Hurdada 0 838 Share