Hubka cusub 2020 ee Maraykanka
Maraykanka oo sheegtay goor dhow inuu tijaabiay hub cusub.
Hubkaas oo ah layzar oo lagu iftiiminayo hadafka la rabo in lala beegsado.
Asoon dab lagu tuurin ayuu burburaa sida ay sheegteen.
