Site icon Daruur درور

Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen

Hodan Naleye oo ahayd gabar soomaaliyeed oo dhalasho Canada haysata.

Hodan Naleye
Hodan Naleye

hodan waxay ahayd qof wariye oo TV lahayd lagu magacaabo Integration TV, waxay ka hadli jirtay arrimaha soomaaliya nolosha bulshada Soomaaliyeed Youtube ayay ka wada buuxaan muuqallada ay dadka ku wareysan jirtay  Integration TV.

Hodan marka lagu dilay qaraxa aad ayaa looga hadlay dilkeeda wargeysyo aad u waaweyn ayaa ka qoray dhacdada Hodan iyo dadka lagu laayay magaalada Kismaayo.

Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen
Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen
Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen
Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen
Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen
Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen
Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen
Hodan Naleye

Sidoo kale dad badan oo soomaaliyeed caan ah ayaa ka hadlay dilka Hodan.

Waxaa la sheegay Hodan inay labo caruur ay ka tagtay ninkeeda hore ay u dhashay ninka la dhintay waa nin cusub oo goor dhow ay guursatay , waxaana la sheegay inay ninkan cusub uur u lahayd.

Runtii soomaali ayay wax badan kasoo bandhigtay waxaad ka ogaan kartaa muuqallada ay duubtay iyo dadka ay waraysatay.

waxay isku dayday inay sawir cusub ka qaaddo dalka soomaaliya, waa dal barwaaqo leh cunto ku filan ay taallo oo niolol fiican laga heli karo haddii nabad la helo.

 

Maxay Iska Shabahaan Ing Yariisow Iyo Hodan Naleye

Exit mobile version