Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Damage resulting from grilled meat on charcoal

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Hilibka dhuxusha lagu dubo
Hilibka dhuxusha lagu dubo

Hilibka marka dhuxusha lagu dubayo, waxaa la rabaa in laga yareeyo baruurta, waa in laga jaraa meelaha baruurta leh, keliya waxaad soo reebaysaa hilibka jiirta ah, waxaa la sheegaa marka baruurta ay kor fuusho dhuxusha waxaa ka dhalanaya dufin madow oo keeni karta kansarka.

sidoo kale waa in laga yareeyaa hilibka xawaashka, maxaayeelay marka dhuxusha la saaro maaddo kale ayuu isu rogayaa oo dhib u keeni karta caafimaadka jirka, waxaa fiican marka hilibka la saarayo dabka waa in la mariyaa saliid seytuun.
waa inay muddada yaraato oo maanta oo dhan uuna dadbka saarnaanin.
waana in la rogrogaa hilibka marka lagu dubayo dhuxusha, taasoo yareysa inay  mawaadda dhibka leh.

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

Meat when baking in charcoal, it is required to reduce fat, it should be cut from the fat areas, you only keep the meat on the sled, it is said that when the fat climbs up the charcoal it develops a black dust that can cause cancer.
It should also be reduced from garlic meat, because when the charcoal is put on it turns into a different substance and can cause harm to the health of the body, it is better when the meat is put on the fire it should be applied to oil.
It must be short for a while, and it will not be on the people all this day.
and should be tossed with meat when baking in charcoal, which reduces the difficulty of

Hilibka idaha

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More