Site icon Daruur درور

Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican

Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican

Marka laga hadlo hilib waxaa ugu fiican hilibka ariga.

Hilib ari duban muxuu taraa
Hilib ari duban muxuu taraa

midka koowaad waa hilibka idaha waxaa kusoo xiga hilibka aricadka.

Kaddib waa soo galaya booska seddexaad hilibka geela.

Hilibka aragiga iyo bariiska
Hilibka ariga iyo caafimaadka
Hilibka Ariga oo duban
Hilib ari duban muxuu taraa

Marka muxuu leeyahay hilibka ariga oo waxtar ah?

 

Hilibka ariga waa hilib fudud xagga dheefshiidka marka loo eego midka lo’da.

Teeda kale caloosha kuma keenayo wax dhibaato ah.

Dufinta uu leeyahayna aad bay ugu roon tahay caafimaadka.

Hilibka lo’da wuxuu leeyahay dufin caafimaadka aan u fiicnayn.

Marka aad eegto quraanka kariimka marka uu ka hadlayay nimcooleyda Alle wuxuu hormariyay idaha kaddib wuxuu ku xijiyay aricadka kaddib geela kaddib ko’da.

Taas waxaa laga fahmi karaa siday u kala fiican yihiin.

Waxaad ka heli kartaa suuratu Al-ancaam

 

(ثَمَانِيَةَ أَزْوَاجٍ ۖ مِّنَ الضَّأْنِ اثْنَيْنِ وَمِنَ الْمَعْزِ اثْنَيْنِ ۗ قُلْ آلذَّكَرَيْنِ حَرَّمَ أَمِ الْأُنثَيَيْنِ أَمَّا اشْتَمَلَتْ عَلَيْهِ أَرْحَامُ الْأُنثَيَيْنِ ۖ نَبِّئُونِي بِعِلْمٍ إِن كُنتُمْ صَادِقِينَ) [الأنعام:143].

(Waa Siddeed Nooc Labo Ido ah iyo Labo Riyo ah (Lab iyo Dhidig) ma Labada lab yuu Reebay Alle Mise Labada Dhadig Mise waxa Uurka kuwa Dhadig ku Jira, noo Warrama cilmi haddaad Run Sheegaysaan).

 

(وَعَلَى الَّذِينَ هَادُوا حَرَّمْنَا كُلَّ ذِي ظُفُرٍ وَمِنَ الْبَقَرِ وَالْغَنَمِ حَرَّمْنَا عَلَيْهِمْ شُحُومَهُمَا إِلَّا مَا حَمَلَتْ ظُهُورُهُمَا أَوِ الْحَوَايَا أَوْ مَا اخْتَلَطَ بِعَظْمٍ ذَلِكَ جَزَيْنَاهُمْ بِبَغْيِهِمْ وَإِنَّا لَصَادِقُونَ) [الأنعام:146].

(Kuwa Yuhuudda ah waxaan ka reebnay wax kastoo Ciddi leh, Lo’da iyo arigana waxaan ka reebnay Baruurtooda, waxay Dhabarka ku qaadaan (Baruurta Dhabarka) mooyee, ama Uur ku Jirta ama wixii ku Dheehan Laf, saasaana ku Abaal marinay Dulmigooda Dartiis, Runbaana Sheegaynaa).

Sida ugu fudud loo sameeyo maraq garcadde

Waa maxay hilibka koftaha

Faahfaahin dheeraad ah halkan ka gal 

Exit mobile version