Hadalka in lagu kacsado ma cudur baa

Hadalka in lagu kacsado ma cudur baa

Su’aasha:

Wll waxaan isku arkay markaan akhriyo qoraalada talooyinka quseeya arimaha galmada ama wax kasta oo arimahaas quseeyo markaan arko ama aan dhageysto waxaan dareemaa kacsi siyaada ah, arintaas maxaa lagu sifeyn karaa xitaa hadalo kaftan ah, oo arimahaas quseeyo waaku kacsadaa talo isiiya wll.

Hadalka in lagu kacsado ma cudur baa
Hadalka in lagu kacsado ma cudur baa

Jawaabta:

Walaal hadalka in lagu kacsado hadduu ku saabsan yahay arrimaha galmada waa wax dhici kara marka uu yahay qofka mid dareenkiisa uu daran yahay ama uu ku cusub yahay qaangaarka.

Nin iyo Naagba way ku kacsadaan hadal ama sheeko ama wax kale oo la xiriira xagga galmada.

Waliba dadka qaarkii waxay ku kacsadaan marka ay uriyaan waxyaalo qaar ah.

Taas waxaad kaga tusaalaqaadan kartaa xayawaannada marka ay is boodayaan urka ayay raacayaan.

Rida inay lab u baahan tahay waxaa lagu gartaa urka ay kasoo bixiso dhasheeda (xubinteeda taranka) sidoo kale dameerka lo’da eyga dhammaan xayawaanaadka.

Marka lama dhihi karo waa cudur  kaas, laakin marka uu xadka dhaafo ayaa lagu tilmaami karaa cudur nafsi inuu yahay qofkana waxaa lagu daaweyn karaa in laga saxo fikirka la xiriira galmada iyo dareenka.

Sheekooyinka kacsiga dhibka ay keenaan

Brother, talking about sexual issues is something that can happen when the person is very emotional or new to adulthood.

A man and a woman are engaged in words or conversations or other things related to sex.

However, some people get up when they smell some things.

You can illustrate this in animals when they jump together and follow the smell.

Rida needs a male is characterized by the odor from which it comes from its offspring (its genitals) as well as the donkey of the dog herd of all animals.

When it cannot be said that it is a disease, but when it exceeds the limit it can be described as a psychological disease and the person can be treated by correcting thoughts related to sex and feelings.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More