Hablaha ooya xiliga raxaada socota ma jiran yihiin

Hablaha ooya xiliga raxaada socota ma jiran yihiin

Su’aasha:

scw bahda daruur waxan qaba su’aal muhim ii ah marka aan kacsado oohin ayaan isku arkaa mararka qaar inaan qayliyo ayan rabaa arintaas ma cudur baa la dhihi karaa teeda kale wax layska jojin karo miya mise waa wax caadi ah?

Hablaha ooya xiliga raxaada socota ma jiran yihiin
Hablaha ooya xiliga raxaada socota ma jiran yihiin

Jawaabta:

Dareenka kacsiga hablaha way ku kala duwan yihiin taaasna waxay u noqonaysaa habka abuurka naagta ay tahay, dumarka ooya xiliga galmada inakstoo aysan badnayn way jiraan oohinta waqtiga galmada waa wax caadi ah oohintaas waxaa keena lafalgalka caadifiga ee raaxada ay dareemayso gabadha.

Dumarka qaar illin ayaa kasoo daatada xiliga raaxada sariirta mana sii ah wax maanta u baahan in layska daaweeyo, kaliya waxaa laga rabaa inaysan qaylinin oo aan laga maqlin banaanka qolka, haddii aysan reebi karin qaylada ama oohinta waxaa fiican inay afka maro ku qaniinto si uusan codkeeda u bixin.

 

 

عندما تشعر المرأة بالحب الشديد تجاه زوجها تصدر منها أحساسيس قوية، وهذا طبعا يختلف بالنسبة للنساء، فهناك نساء شعورهن قوي وهناك أيضا من شعورهن قليل

Naagtu marka ay ninkeeda ka dareento jacayl xooggan, waxaa ka soo baxa dareen xoog leh, taasna dabcan way ku kala duwan yihiin dumarka, maadaama ay jiraan dumar dareenkoodu xoog badan yahay, sidoo kalena ay yar yihiin kuwa dareenkoodu yar yahay.

Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

The feelings of erections vary and this becomes the way the woman is created, women who cry during sex even though there are not many crying during sex is normal. This crying is caused by the normal interaction with the pleasure that the girl feels.

Some women have tears during bedtime comfort and it is no longer something that needs to be treated today, they are only required not to scream and not to be heard outside the room, if they can’t stop screaming or crying it is better to bite her mouth with a cloth so that her voice doesn’t go out.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More