Habeenka arooska ninka meesha uu ka bilaabo raaxada
Su’aasha:
ASC wll ruuxa marka u guursado Oo gabadha looso hooyo xaguu kabilabaya sheekada dharka miyay iska wada siibayan qasab miya in 7da Bari galmo la sameeyo habeenka uguhoreeyo se qanacadooda miyay kufilnan karta.

Jawaabta:
Taas guud ahaan dhaqamada dadka ayay u laabanaysaa, laakin marka aan diinta ka hadalno gabadha bikaarada ah waxay leedahay 7 habeen naagta garoobtana waxay leedahay 3 habeen.
Laakin qofka wuxuu samayn lahaa waxay ku xiran tahay isfahanka iyo dhaqanka dadka, waxaana fiican qofka inuusan cabsi galinin gabadha waxaa laga rabaa inuu u sheekeeyo oo hadal macaan la galo si ay uga baxdo cabsida, nafta aadanaha qofka ku cusub ama waxa ku cusub cabsi ayay ka qaabaysaa ilaa laga dejiyo habeenka aqalgalka gabdhaha sheekooyin kala duduwan ayay ka aaminsan yihiin sida inuu yahay habeen dagaal iyo dhaawac iyo dhiig daadin oo kale, marka waxaa habboon naxariis iyo sheeko macaan iyo isfahan qofka inuu la galo xaaska arooska cusub ah markaas wax walba way hagaagayaan.
Dharka inay iska wada siibaan qasab ma aha taas iyaga ayay ku xiran tahay 7 habeen inay galmo sameeyaan iyadana qasab ma aha labadooda ayay ku xiran yihiin afaarahooda oo dhan.
Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno
This generally goes back to human cultures, but when we talk about religion, a virgin girl has 7 nights and a married woman has 3 nights.
But what a person would do depends on the understanding and culture of the people, and it is better for a person not to scare the girl, he is required to talk to her and have a sweet talk to her so that she can get rid of her fear, the human soul is shaped by fear of a new person or something new until it is calmed down. Girls believe in different stories such as it is a night of war and injury and bloodshed, so it is appropriate for a person to be kind and have a sweet talk and understanding with the new bride, then everything will be fine.
It is not mandatory for them to take off their clothes, that is up to them, and it is not mandatory for them to have sex for 7 nights, both of them are connected in all their affairs.
يعود هذا بشكل عام إلى ثقافات الناس ، ولكن عندما نتحدث عن الدين ، يكون للعذراء 7 ليالٍ الثيب 3 ليالٍ.
لكن ما يمكن أن يفعله المرء يعتمد على فهم وثقافة الناس ،
والأفضل على الإنسان ألا يخيف الفتاة ، عليه أن يتحدث معها ويتحدث بلطف حتى تتخلص من الخوف ،
النفس البشرية تخاف من الجديد أو الجديد حتى تحسم ليلة زواج الفتيات ، يؤمنون بقصص مختلفة كأنها ليلة حرب وجرح وسفك دماء.
عندما يكون من المناسب أن يكون لديك محادثة لطيفة ولطيفة وتفهم مع العروس الجديدة ،
فسيكون كل شيء على ما يرام. لا يجب عليهما خلع ملابسهما ، فالأمر متروك لهما لمدة 7 ليالٍ لممارسة العلاقة،
ولا يلزمهما لبس كل ملابسهما.
