Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherer ahaan

Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherer ahaan

Su’aasha:

Guska siigada yareysay majirta daawa an cuni karo si an uweyneyo qiyas ahaan meeqa centimeters ayaa laga raba guska weyn ginseng powder ma icawin karaa geedka ninka mala weynayn karaa.

Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherar ahaan
Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherar ahaan

Jawaabta:

Caafimaad ahaan siigada way dhibtaa xubinta taranka ninka, laakin ma yarayso bal waxay u keentaa xasaasiyad xagga biyabaxa degdega ah, ninka siigada badsaday markuu guursado galmada dabiiciga ah uguma raaxaysto siduu seegada ugu raaxaysato taasna waxaa keenaya la qabsiga uu la qabsaday gacanta, maxaayeelay gacanta iyo baruurta xubinta taranka (siilka) dumarka isku si ma aha, gacanta ayaa adag marka galmada uu samaynayo wuxuu rabaa meel sida gacanta maqaarkeeda u adag.

Laakin marka laga hadlo weynaynta geedka ninka taas waxay ku xiran tahay abuurka qofka siduu jirkiisa u dhisan yahay dadka way ku kala duwan yihiin weynaanta iyo yaraanta, waa sida nin leh san dheer ama dhego dhaadheer, laakin qofka muddo hadduu galmo sameeyo waa laga yaabaa geedkiisa inuu isbaddalo inkastoo uusan noqonaynin mid aad u weyn, laakin wuu sii koraa geedka ninka marka uu guursado oo uu muddo galmo la sameeyo xaaskiisa.

Weynida ninka geedkiisa waxaa lagu qiyaasaa wixii ka badan 15 sintimitir dherer ahaan dadka qaarkooda way ka weyn yihiin waxay gaarayaan intaas in ka badan, waxaa jira dad kasii yar .

Laakin raga geedkooda u dhexeeyo 12 santi ilaa 18 dherer ahaan waa rag dumarka ku qanci karaan  inakstoo naago ay jiraan u baahan geed weyn oo dheer laakin way yar yihiin, naagaha badankooda dareenka wuxuu u saaran yahay afka farjiga.

Balac ahaan waxaa ugu fiican 5 santi ilaa 8 santi inta u dhexysa naagta raaxo ayuu dareensiin karaa, dumarka dhererka waxay ka jecel yihiin balaca, waxay rabaa mid buuxin kara siilka, siiba naagta marka ay dhasho.

Ginsing wuxuu kaa caawin karaa kacsiga iyo taagnaanta xubinta ee ma aha wax geedka lagu weyneeyo.

 

عندما يتعلق الأمر بحجم جسم الرجل ، فإن ذلك يعتمد على بنية الشخص وكيفية بناء جسمه ، فالناس يختلفون في الحجم والشكل ، مثل الرجل ذو الأنف الطويل أو الأذنين الطويلتين.

Marka laga hadlo weynaynta geedka ninka taas waxay ku xiran tahay abuurka qofka siduu jirkiisa u dhisan yahay dadka way ku kala duwan yihiin weynaanta iyo yaraanta, waa sida nin leh san dheer ama dhego dhaadheer

 

Geedka Ninka Hal Taako Ah Ma Dheer Yahay Mise Waa Yar Yahay

Daawada Geedka Ninka Bararisa Mageceed

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More