Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay

Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay

Su’aasha:

Xubinkayga Taranku Markuu Kacsan yahay Waa Hal Taako Waliba Taakada Gacanta Ka waran Markaa Ma Yaryahay Mise Wuu Wayn Yahay.

Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay
Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay

Jawaabta:

Geedka ninka dabiiciga wuxuu u dhexeeyaa marka uu kacsan yahay 12 sinti ilaa 16 sinti raga siday ayay u badan yihiin, dadka taas ka yar waxaa lagu tilmaamaa geedkooda inuu yar yahay, raga intaas ka weynna waxaa lagu tiriyaa geedkooda inuu weyn yahay, marka taakada qofka inta badan way dheer tahay inkastoo dadka taakooyinkooda ay kala duwan yihiin qof fara dhaadheer leh ayaa jiro iyo qof fara gaagaaban leh, marka taakada qiyaas ma noqoto cabirka waxaa lagu qiyaasaa wax aan taako ahayn oo dadka ay ka wada siman yihiin, guud ahaan tirada aan kuu sheegay ayaa qiyaas ah.

 

قال الجاحظ: العشق اسم لما فضل عن المحبة كما أن السرف اسم لما جاوز الجود. وقال أعرابي: العشق خفي أن يرى وجلي أن يخفى فهو كامن ككمون النار في الحجر إن قدحته أورى وإن تركته تواري، وقيل: أو العشق النظر وأول الحريق الشرر، وكان العشاق فيما مضى يشق الرجل برقع حبيبته، والمرأة تشق رداء حبيبها. ويقولان إنهما إذا لم يفعلا ذلك عرض البغض بينهما. وقال عبد بني الحسحاس:
وكم قد شققنا من رداء محبّر … ومن برقع عن طفلة غير عانس
إذا شقّ برد شقّ بالبرد برقع … من الحبّ حتى كلنّا غير لابس
وقيل لأعرابي: ما بلغ من حبك لفلانة؟ قال: إني لأذكرها وبيني وبينها عقبة الطائف، فأجد من ذكرها رائحة المسك.
وقيل: رأى شبيب أخو بثينة جميلا عندها، فوثب عليه وآذاه، ثم إن شبيبا أتى مكة وجميل فيها، فقيل لجميل دونك شبيبا، فخذ بثأرك منه فقال:
وقالوا يا جميل أتى أخوها … فقلت أتى الحبيب أخو الحبيب
وأنشد الأخفش الحداد يقول:
مطارق الشوق منها في الحشى أثر … يطرقن سندان قلب حشوه الفكر
ونار كور الهوى في الجسم موقدة … ومبرد الحبّ لا يبقي ولا يذر «1»
وفي الجليس الأنيس لأبي العالية الشامي قال: سأل أمير المؤمنين المأمون يحيى بن أكثم عن العشق ما هو؟
فقال: هو سوانح تسنح للمرء، فيهيم بها قلبه وتؤثرها نفسه، وقال ثمامة: العشق جليس ممتع، وأليف مؤنس وصاحب ملك مسالكه ضيقة ومذاهبه غامضة، وأحكامه جائرة، ملك الأبدان وأرواحها، والقلوب وخواطرها، والعيون ونواظرها، والعقول وآراءها، وأعطي عنان طاعتها وقوة تصريفها، توارى عن الأبصار مدخله، وخفي في القلوب مسلكه

 

Sida Loo Weyneeyo Xubinta Ninka Iyo Sababaha Yareeya

Weyneynta Geedka Ninka Suurtagal Miyaa Mise Waa Been

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More