Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa

Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa

Jawaabta:

Guska dhuuban ee dheer sidee ku weyneeyaa balac ahaan uga dhigaa mid buuran.

Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa
Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa

Jawaabta:

Nin kaste qaab ayaa loo abuuray, way adag tahay in si daa’im ah looga dhigo geedka ninka mid balaaran ama buuran, waa laga yaabaa da’da iyo galmada inay wax yar ku daraan balaca laakin si joogto ah maloo weynayn karo, daawooyin la sheego in bahalka lagu weyneeyo dhamaan waa mid waqti ku xiran, tusaale ahaan xiliga galmada oo kale daawo ayaa la helaa oo lagu buufiyo bahalka ninka ka dhigta mid buuran laakin wax yar kadib sidiisa ayuu kusoo noqonayaa.

Waxaa jirta murti oranaysaa:

إذا كانت المرأة تحبك ، فإنها ستفعل أي شيء من أجلك ، حتى لو طلبت منها المستحيل ، فاجتهد في كسب حبها

Naag haddii ay ku jeclaato wax walba ayay kuu samaynaysaa, xataa haddii aad ka dalbato wax aan suurtagal ahayn, ku dadaal jacaylka 

 

Ninkayga Erayo Aan Dhibsado Ayuu Igu Dhahaa Ila Taliya

Markaan Xaaskayga La Joogo Dareenkaygu Ma Badna Talo I Siiya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More