Garoob ku jecel iyo gabar ganfuurka taageyso

Marriage of the divorced woman who loves you better than the Virgin do not love you

Garoob ku jecel iyo gabar ganfuurka taageyso

Mararka qaarkood waxaa ka ficnaanayso garoob gabdhaha xun xun.
taasna waxay u noqonaysaa wanaagga ay wadato garoobta akhlaaqda leh.
dadka qaarkii waxaa ka dhaadhaacsan naag garoob inay xun tahay, waxay dhahayaan “garoob wixii loo soo furay ayay qabtaa”, sidaas awgeed rag badan kama helaan garoob.

waxaad ogaataa inay jirto garoob kun jeer ka fiican gabar.

Garoob ku jecel iyo gabar ganuurka taageyso
Garoob ku jecel iyo gabar ganuurka taageyso

waxaa laga yaabaa garoobta inay tahay naag akhlaaq leh oo diin leh oo ninkeeda xumaa, sidaas awgeed furiin ku dhacay, maxaad ka og tahay ninka inuu naagta siray oo ay u malaynaysay inuu yahay nin fiican marka ay is guursadeen ay ogaatay inuu yahay nin wasakh.

waxaa lagaaga baahan yahay inaadan u malynin garoob kaste inay tahay naag xun.

furiinka wuxuu ku imaan karaa qaabab badan marka ha u malaynin inay iyada sabab u tahay.

soomaalida waxay dhahaan garoob fiican markay arkaan waa ul kasoo fakatay nin doqon ah, niman waxaa jira aan naag dhaqan karin oo aan shaqaysan karin oo ka helo inay wax shaxaadaan, sidaas awgeed kama soo bixi karo mas’uuliyadda guriga ka saaran.

marka immisa qof oo gabaroob wanaagsan guursaday oo ka roon gabar.

marka waxaa lagaa rabaa inaad noqoto qof caqli leh oo aan laga hagin maskaxda dadka kale. waa inaad ka jawaabi kartaa su’aasha ah yaa fiican gabar iyo garoob

raaxada guurka kuma xirna gabar iyo garoob ee waxay ku xiran tahay haweeney ku jecel oo jacayl dhab ah aad ka heli karto markaas ayaad heleysaa raaxada aad ka rabto.

sidoo kale dumarka xishoodka badan ayaa la dhahaa waa kuwa ugu qiimaha badan. dad baa waxay dhahaan garoob ma xishooto maxaayeelay nin ayay hor usoo aragtay. taas markaan eegno gabdhaha samankan shukaansiga waxba lama aha waxaad arkaysaa gabar labo qeyb ah dhinac gabar ka ah dhinacna garoob ka ah.

Xishood waa wax qiima badan, xishoodka waxaa laga wadaa midka banaanka laakin marka ay ninkeeda la joogto lagama wado waayo raaxada waxay ku jirtaa naagta iyo ninkeeda inay is fahmaan.

Garoob ku jecel ayaa dhaanta gabar ganfuurka taageyso, taas shaki kama taagna.

Garoob ku jecel iyo gabar ganfuurka taageyso
Garoob ku jecel iyo gabar ganfuurka taageyso

Dumarka la qabo oo nin kale eego woman look at a foreign man

Gabar bikro iyo garoob waayoarag ah farqiga u dhexeeyo

 

Naagta garoobta iyo gabadha
Naagta garoobta iyo gabadha

divorce can come in many forms when don’t think it’s due to her.

Somalis say that when they see a good village, it is a stick from a stupid man, there are men who can’t work and get a woman who can’t work and get to testify, so they can’t get out of their responsibility at home.

When how many people have married a good girl who is better than a girl.

when you are required to be intelligent and not guided from the minds of others. you must be able to answer the question of who is better than a girl and a girl

The pleasure of marriage does not depend on a girl and a girl but on a woman who loves you and you can get real love from her and then you get the comfort you want from her.

Also shy women are said to be the most valuable. People say, “She is not ashamed because she has seen a man before her.” When we look at the girls who are dating, there is nothing wrong with this. You see a girl who is two-part girl on one side and a girl on the other side.

Shyness is a valuable thing, shame is from the outdoor one but when she is with her husband it is not driven because the comfort is in the woman and her husband to understand each other.

A girl who loves you is standing up for a girl, there is no doubt about that.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More