Dumarka la qabo oo nin kale eego
Waxaa ugu xun adduunka naag nin qabo oo nin kale wax ka raadinayso, waayo ma jiraan wax ku kallifaya arrinkaas, jacaylka ay u baahan tahay way haysataa galmana way haysataa, marka maxaa ku kallifaya nin kale inay raadiso oo ay shukaansi la gasho.
taas waa dhilanimo iyo edbdarro, naag fiican oo si fiican loo soo tarbiyeeyay lagama yaabo inay sidaas sameyso, gabadha marka ay soo barto xumaan markay dhalinyarada ahayd ama ay doob ahayd ayay baranaysaa waxyaalahaas oo oo foosha xun nin inay taleefan kala sheekaysato kaddib ay la kulanto.
dumarka gogoldhaafka sameeya marka hore ayay xumaayeen, way dhici kartaa naagta inay dumar kale xun xun lumiyaan oo hseekooyin kale ku fueaan markaas ay jidka saxa ah la leexato.

Naagta marka la guursado waxaa laga rabaa inay ninkeeda ku ekaato oo ay siiso wixii jacayl uu uga baahnaa, waxaad arkaysaa haween marka ay ninkooda la joogaan waxy u dhaqmaan qaab daran oo fool xun marka ay aragto nin kaleĀ kaftan iyo qosol ayay la galaysaa waxaa laga yaabaa inay codkeeda u jilciso oo ay isku daydo inay soo jiidato, sheeko aayaa laga yaabaa inay u furto sheeko raaxo ama galmo.
hablaha astaamaha lagu garto inay nin kale wadaan waa inay gurigooda ku yihiin kuwa aan dareen lahayn oo marka ninka uu rabo inuu la raaxaysto ay xujooyin lasoo baxdo oo ay tiraahdo aniga waan daalnahay aniga waax xanuun sanahay ama inay dareento marka galmada socoto xanuun waayo xubnaheeda taranka waxay ku xiran yihiin qalbigeeda, naagta kacsiga ku jiro wuxuu ku xiran yahay caadifada ma aha sida kacsiga ninka oo kale degdegga ah, hablaha waxay ku kacsadaan hadalka macaan oo soo jiidashada leh, naagta haddii ay ninkeeda hadal macaan ka heli weyso wiil kale doob ah ayay ka raadinaysaa, siiba naagaha habraha ah oo da’da ah marka ragooda ay ka mashquulaan waxay raadiyaan rag kale oo jcayl iyo sheeko uga sheekeynaya. waxyaalaha u fududeeyay hablaha la qabo inay niman kale xiriiri la yeeshtaan waa baraha bulshada sida Facebook iyo Whatapp iyo Viber iyo Imo dhamaan meelaha qololka wiilashaha iyo gabdhaha ay ku sheekaystaan qaar oo ah guurdoon qaarna nin doon ah oo usoo galaya in rag kala sheekaystaan xaaladda gurigooda, qaar baa ka hadlaya wixii ay la sameeyaan ninkooda. astamaaha dhilada lagu garto weeye inay nin kale la sheekaysato oo ninkeeda ay khiyaanto taleefan ama Facebook ama whatsapp ama wax kale
marka xalka waxaa weeye ninka xaaskiisa inuu siiyo raaxada ay u baahan tahay, ma aha kaliya inaad usoo shaqayso oo aad ku dadaasho dharka iyo labiska iyo cuntada iyo guriga, waxaa kaloo lagaa rabaa inaad ku dadaasho sariirta iyo raaxada iyo jacaylka, markaas guriga wuu toosaa
Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada
Why does a married woman look at a foreign man?
The worst thing in the world is a married woman who seeks something from another man, because there is nothing that motivates her to do that, she has the love she needs and she has sex, so what motivates her to seek another man and have sex with him.
That is immorality and disrespect, a good and well-bred woman is unlikely to do that, when a girl learns bad things when she was young or single, she learns those things and it is ugly to talk to a man on the phone and then meet him.
Women who make mistakes were bad in the first place, it can happen that a woman loses other bad women and falls for other things and then she deviates from the right path.
When a woman gets married, she is expected to be like her husband and give him what he needs in love. You see women when they are with their husbands, they behave in a harsh and ugly way. When she sees another man, she jokes and laughs. She may soften her voice and try to attract him. She may open a story with him. She may open a story with pleasure or sex.
The signs that girls who are in love with another man are that they are insensitive at home and when a man wants to have fun with her, she comes up with arguments and says, “I’m tired, I’m sick” or that she feels pain during sex because her reproductive organs are connected to her heart.
A woman who is in a state of arousal is connected to emotions, not like a man’s sudden arousal.
Girls get aroused by sweet and attractive talk, if a woman does not find sweet talk from her husband, she looks for another single man, especially older women who are busy with their husbands, they look for other men who love and talk to them. The things that have made it easier for married women to contact other men are social media such as Facebook and WhatsApp and Viber and Imo, all the places where boys and girls chat, some are married and some are looking for a man who comes to talk to men about their home situation, some talk about what they do with their husbands. The signs of a prostitute are that she talks to another man and cheats on her husband on the phone or Facebook or WhatsApp or something else
so the solution is for her husband to give her the comfort she needs, not only do you have to work for her and work hard for her clothes and food and home, you are also expected to work hard in bed and comfort and love, then the house wakes up
