Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska

Galmada futada sidaan soo sheegnay waa mamnuuc waxaana isku waafaqsan madaahibta afarta, waxay faafisaa cudrka HIV aydhiska

maanta waxaan kuu sheegaynaa xiriirka ka dhexeeyo galmada dabada iyo cudurka aydhiska.

Galmada futada iyo cudrka HIV aydhiska
Galmada futada iyo cudrka HIV aydhiska

sida la og yahay cudurka aydhiska waa cudur dilaa ah oo galmada laysaga qaado waa cudurka burburiya isdifaaca jirka.

waxaa la sheegay cudurka aad inuu ugu faafid og yahay galmada gadaal marka loo eego glmada siilka ama galmada afka.

dhakhaatiirta waxay sheegeen raga dabada laga fuulo ama raga khaniiska ah inuu ku badan yahay cudurka aydhiska, taasna waxaa sabab u ah galmada dabada.

futada waa meel aad u bakteeriya badan maxaayeelay waxaa kasoo baxo qashinka jirka soo tufo kasoo soo gala saxarada marka galmada qofka meesha ku sameeyo wuxuu soo qaadanayaa bakteeriya aad u badan waxay kaga buuxsamaysaa guska afkiisa ama ibta guska.

sidoo kale dumarka gadaal laga fuulo iyagana waa la mid qaadista cudurkan halista ah.

waxaa usii dheer xaarka ma ceshan karaan dadka sidaas lagu sameeyo.

sidoo kale dhuusada badan ayaa laga yaabaa inay u keento

Causes of infectious diseases

There are many causes of contamination and include the following:

1. Bacteria
They are single-celled organisms that cause a wide range of diseases, ranging from mild diseases such as streptococcal laryngitis or contamination of the urine ducts, to severe and difficult diseases such as various fever diseases or inflammation of the membranes of the brain.

2. Viruses
The virus is a microorganism that minimizes the germ and does not have the ability to live independently, viruses cause many diseases, including: widespread diseases, such as the common common cold, and very rare species such as AIDS.

3. Fungi
Fungi usually cause many skin diseases such as the head fronds (Tinea capitis) or finger fungus, and the fungus can cause difficult diseases that affect various organs in the body such as the respiratory system or nervous system.

4. Parasites
Parasites cause diseases, such as malaria, or river blindness, which are less prevalent in Western countries.

 

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More