Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin

Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin

Su’aasha:

Asc walaal waxaan ku waydiinayaa gabdhaha nimanka dhaadheer maxay ku jecel yihiin sabab taas waan garan waayey

Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin
Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin

Jawaabta:

Gabdhaha sidaas ayay u badan yihiin laakin dhamaan ma jecla raga dhaadheer, sida la og yahay haweenka waxay jecel yihiin ninka ka dheer waayo ninka marka uu ka dheer yahay waxay dareemaysaa dugaal iyo amaan waxay dareemaysaa inuu u yahay maro ay isku dabooli karto, iyo derbi ay ku gaban karto,  amaan ayay dareemaysaa sidaa awgeed noolayaasha labka iyo dhedigga waxaa dheer ama weyn midka labka ah sida diiqa doorada oo kale ma arkaysid diiq ka gaaban dooro, sidaas oo kale waxaad arkaysaa nooleyaasha kale in labku ka dheer yahay ama ka weyn yahay dhedigga.

Teeda kale dhaqanka kaalin weyn ayuu ka cayaaraa, dhererka waxaa lagu tiriyaa nooc ka mid ah quruxda raga marka sidaa awgeed naagta waxay ka heshaa ninka dheer.

Way jiraan naago ka helo nin iyaga ka gaaban laakin taas aad bay u yar tahay iyadana waxaa lagu fasiri karaa dumarka jecel ninka inay ka sarreeyaan xagga bulshada ama awoodda ayaa aad u jecel inay ninka ka dheeraadaan si ay u dareemaan inay ka adag yihiin, taasna waa maskax ahaan.

Most of the girls are like that but not all of them like tall men, as it is known that women like taller men because when a man is taller she feels safe and secure, she feels that he is a cloak that she can cover herself with, and a wall that she can protect. it can be done, it feels safe that’s why the male and female animals are taller or bigger than the male, like a cockerel you don’t see a shorter cockerel, just like you see other animals that the male is taller or bigger than the female. On the other hand, culture plays a big role, height is considered a form of male beauty, so a woman likes a tall man. There are women who like a man who is shorter than them but that is very rare and it can be interpreted as women who like a man who is superior in society or power and they like to be taller than a man to feel that they are stronger, and that is mentally.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More