Gabar iyadoo caruur wadda baxsi difaacanayso

A Somali mother offers a thesis and she carries her child

Waa gabar lagu magacaabo Ayaan Cabdulqaadir oo ku faaftay baraha bulshada oo dad badan ayaa wax ka qoray waxaa ka mid ah waxyaalaha laga qorayhadalkan:

Kaniiniga Virecta biyaha muu daahiyaa

Waxay ahayd arin aad ii farxad gelisay markii ay nasoo hor fadhiisatay Ayaan iyada oo xambaarsan/garaaran ilma yar, diyaarna u ah in ay difaacato thesiskeedi, aad ayaan ugu riyaaqay, waxaase sidaas si lamid ah ii cajab geliyay markii uu ustaad Cabdulkamaal bilaabay in uu ilmihii yaraa dheelsiiyo, oo uu aamusiiyo inti ay soo jeedinta ku guda-jirtay, isaga oo u jaawinayay ilmihi yaraa.
Ayaan waxa goosatay in aysan soo dayacin mas’ùuliyaddi hooyanimo kana dhabeyso tii waxbarasho.

Abdallah Mohamoud

Aqoonta ma aha wax sahlan waxay u baahan tahay sabar iyo dadaal dheeraad ah

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More