Gabadhii farabadne ku riyoota asoo guriga usoo galaya

Gabadhii farabadne ku riyoota asoo guriga usoo galaya

Su’aasha:

scw waxaan rabaa in la ii fasiro riyo cajiib ah noolaha loo yaqaano farabadne oo faraha badan leh oo guduudan guriga soo galaya oo raba inuu qof qaniino riyada nocas ah maxaa la dhihi karaa fasirka ayaan idinka raba idinkoo mahadsan.

Gabadhii farabadne ku riyoota asoo guriga usoo galaya
Gabadhii farabadne ku riyoota asoo guriga usoo galaya

Jawaabta:

Riyada farabadnaha waxay tilmaamaysaa qof dhagar badan oo raba inuu khiyaano qof ku sameeyo waxaa kaloo lagu fasiri karaa qof cadow ah oo raba dhib inuu qofka u geysto.
Sidoo kale waxaa lagu fasiraa murug iyo walwal iyo dhagarta saaxiibada  dhow, sidoo kale dadka cadowga inay sii badanayaan, guud ahaan riyada farabadnaha ma fiicna.

 

Riyada dibqalooca iyo dadka oo qalad ii fahmaya

 

The dream of a centipedes describes a deceitful person who wants to deceive someone. It can also be interpreted as an enemy who wants to cause harm to the person.
It is also interpreted as sadness and anxiety and the machinations of close friends, as well as the increasing number of enemy people, generally the dream of the farts is not good.

 

Halkan ka daawo riyada maska

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More