Gabadha sidey ku ogaan kartaa ninka daacadka ah
How can a girl know a sincere man in marriage
Gabadha sidey ku ogaan kartaa ninka daacadka ah
Qoraalkan wuxuu shiika saarayaa gabadha sidey ku ogaan karto ninka daacadka u ah guurka
.
ninka daacadka ah waxaa lagu garan karaa astaamahan soo socda
1- marka uu gabadha barto wuxuu u sheegaa run inuu guur diyaar u yahay, dantiisa shukaansi keliya ma aha
2- wuxuu iska ilaaliyaa inuu gabadha ku cayaaro, oo dantiisa ay tahay inuu jirkeeda ku raaxaysto
3- sharafteeda wuxuu u dhowraa sida walaashiisa oo kale, lagama yaabo inuu wax xun ku sameeyo
4- hadalka uu kula hadlayo wuxuu ahaanayaa mid run ku salaysan oo edeb wata oo aan lahayn fuxshi
5- ehelkeeda iyo walaalaheeda ayuu si fiican ugu dhowaanayaa, waayo wuxuu ka rabaa mustaqbal guur
6- wuxuu isu diyaarinayaa sidii uu mustaqbal u dhisi lahaa oo mas’uuliyad u qaadi lahaa.
raga guurdoonka ama dumarka guurdoonka inta badan been bay isku cabbaan, siiba marka uu soo baxay guurka internetka sida Facebook iyo whats-app iyo Imo ama Viber.
dumar badan ayaa raga ugaarsada sidoo kale rag badan ayaa sidaas ah. guurdoon daacad ah samankan aad buu u yar yahay
Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa
the honest man can be recognized by the following characteristics
1- When he gets to know the girl he tells her the truth that he is ready for marriage, his interest is not just dating
2- He avoids playing with the girl, and his interest is to enjoy her body
3- He protects her honor like his sister, he may not do anything bad to her
4- The statement he speaks to you will be truthful and disciplined and without a consensus
5- He is well approached by her family and siblings, because he wants a future marriage
6. Prepares himself to build a future and take responsibility.